Dhaqaalaha dowlada Somalia ku bixisay doorashadii K/Galbeed oo la kashifay

Ing. Saalax Shiikh Cusmaan oo ahaa Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda federaalku ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed. Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay lacag gaareysa Saddex Milyan oo Dollar ay ku bixisay doorashada Kursiga Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed. Ing. Saalax Shiikh Cusmaan … Continue reading Dhaqaalaha dowlada Somalia ku bixisay doorashadii K/Galbeed oo la kashifay